Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud oo maanta safar ku tegay Degmada Baraawe.[Masawiro]

October 11, 2014 - Written by Editor

IMG_5048Baraawe:-Madaxweynaha DFSXasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tagay degmada Baraawe oo ka tirsan gobolka shabeelaha hoose oo ay dhawaan la wareegeen ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM.

Madaxweynaha DFS Xasan Sh ayaa waxaa uu markii uu tagay Baraawe wuxuu booqasho ku tagay xarumo kala duwan oo ku yaal Degmada Baraawe waxaana ka mid ah dekedda Degmada Baraawe cisbitaalka iyo xarumo kale.

Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Cabdiqaadir Nuur Siidii ayaa sheegay in madaxweynaha DFS uu kulamo kale duwan la qaatay waxgaradka Degmada Baraawe ayna ka codsadeen waxqabad muuqda.

no images were found

 

A/Cawale
Halgan.net
Masawirada warfaafinta DFS

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online