Dr. Aadan Sh. Cali Saalax oo ka hadlay dadka dacwada ka fariista [Daawo]

October 2, 2014 - Written by Editor

maxresdefaultNairobi:-Dr. Aadan Sh. Cali Saalax oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed, isla markaasna bare sare ka ah jaamacadda Raaf ee dalka Kenya, kana mid ah ducaadda, ayaa muxaadaro uu ku qabtay masaajidka Hidaaya ee magaalada Nairobi, waxa uu uga hadlay muhiimadda dacwada. Sheekha, ayaa sheegay iney jiraan dad dacwada ka faraiistay, isla markaasna sameysta cudur-daarro, isagoo soo bandhigay waxyaabaha ay ku marmarsiyoodaan dadkaas.

Dr. Aadan ayaa sheegay in cudur-daarrada dadka qaarkiis ay kaga fariisteen dacwada ayan ahayn wax qiil laga dhigan karo, isagoo diiradda saaray in mar walba la doonayo in dadka diinta loo sheego.

Hoose ka daawo muxaadarada Sheekh Dr. Aadan Sh. Cali Saalax oo dhammeystiran

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online