Golaha Wasiirada ee DFS oo shir xasaasi ah ku leh Muqdisho.

October 27, 2014 - Written by Editor

unnamed-25Muqdisho:-Golaha Wasiirada DFS ayaa haatan waxaa uu kulan xasaasi ah ku leeyahay magaalada Muqdisho waxaana uu kulanka uu ka socdaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha DFS waxaana kulanka ku sugan wasiirada DFS ee dhawaan uu isku shaandheeyey Raisulwasaare Cabdiweli.

Kulanka ay leeyihiin golaha wasiirada DFS ayaa waxaa shir gudoominaya Raisulwasaaraha DFS Cabdi weli Sh Maxamed warar aan wili la xaqiijin ayaa sheegaya in qaar ka mid ah golaha wasiirada ee la isku shaandheeyey ay doonayaan in ay xilka la kala wareeegaan.

Kulanka oo goordhow soo idlaaday ayaa waxaa saxaafada looga yeeray xafiiska Raisulwasaarha DFS Cabdiweli Sh Maxamed. Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud ayaa shalay soo saaray warsaxaafadeed uu ku diidan yahay isku shaandheynta uu sameeyey Raisulwasaare Cabdi weli isaga oo ku tilmaamay mid dustuurka khilaafsan.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online