Guddiga taakulaynta agoonta oo u mahad celiyey maamulka madarasada Daarul quraan.[Masawiro]

October 6, 2014 - Written by Editor

DSC01731Gedo:-Guddiga taakulaynta agoonta Soomaaliyeed ayaa waxaa ay u mahad celinayaa maamulka madarasada daarul quraan iyo waalidiinta ardayda madarasada, gacantii ay u fidiyeen agoonta ee gaaraysay  3000$ oo loogu gaday dharka ciidul adxaa2014 waxaana ka faa’iideestay oo aad ugu farxay  221 agoon oo aad ugu baahnaa dharka ciida, dharkaa la’aantiina aanan ciide .

Guddiga waxa uu idinka codsanayaa in aad u joogteysaan agoonta ka farxinta munasabooyinka islaamka . Waxaan ilaah waydiisanaynaa in uu idinka abaal mariyo uuna idin barkeeyo maalka caruurtane uu idiin xifido .

wajzaakumullaahu khayraa

no images were found

Wabilaahi Towfiiq
 Maxamed Rashiid Sh.Xasan
Madaxa Fulinta Ee Guddiga

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online