Halgan.net oo Umada Muslinka ugu Hambalyeynaya Munaasabadda Ciidul Adxaa.

October 3, 2014 - Written by Editor

Ciid_-MubaarakMaamulka shabakadda wararka Halgan.net ayaa Umada muslinka ah guud ahaan gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabadda Ciidul Adxaa waxaana alle ka baryeynaa in dhamaan muslimiinta ka aqbalo acmaasha xajka ay guteen danbigoodana uu dhaafo meel walba ay joogaan.

Shabakadda wararka Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta Farxada Munaasabada Ciidul Adxaha iyo sidda looga ciido dhamaan dalka gudahiisa iyo dibadiisa inshalaaah.

Maamulka Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online