Isbedel dhinac amniga oo laga dareemayo magaalada Gaalkacyo.[Daawo Video]

October 21, 2014 - Written by Editor

galkacyoMagaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa laga dareemayaa amni buux waxaan ay dadweynaha reer Gaalkacyo ay ka nasteen dilal qorshayn oo kooxaha burcad ah iyo amniyaadka ururka Al-shabaab ay ka fulin jireen magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Waqooyiga magaalada oo ay gacanta ku hayaan Puntland.

Cidanka Birmadka Puntland ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobola Mudug ayaa ilaa in mud ah waxaa ay magaalada ka wadeen howl galo ay ku bartilmaamsanayeen kooxaha qaswadayaasha ah ee dilalka ka fulin jiray magaalada iyagoo qaar badan gacanta ku dhigay halka qaar kalena ay baxsadeen.

Taliyaha Ciidanka Amniga Gaalkacyo ee ciidanka Birmadka Puntland Cabdirashiid Xassan Gabigabi oo la hadlay Tv-Universal ayaa u sheegay in amaanka magaalada Gaalakacyo uu soo hagaagay mudo 5 sano ahna ay ciidanka amniga Puntand ay ka wadeen baaritaano iyo howl galo lagu sugayo amniga iyo nabadgelyada.

Hoos ka Daawo warbixinta Tv-ga Universal uu a diyaariyey magaalada Gaalkacyo

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online