Jaaliyada Soomaaliyeed ee Copenhagen oo deeq gaarsiisay gobalka Gedo.(Masawiro)

October 28, 2014 - Written by Editor

SAM_0624Gedo:-Gedo:-Shabakada Wararka Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray Masawiro hordhac ah oo muujinaya gurmad iyo deeq ay jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Copenhagen ay gaarsiiyeen gobalka Gedo oo ay abaaro daran ku dhufteen .

Jaaliayada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Copenhagen ayaa  deeq lacag ah oo gaareysa 12230 USD ah gaarsiisay gobalka Gedo waxaana ay lacagta marsiisay Musasat Al-Raxma waxaana ka mid ah goobaha biyo dhaamiska iyo gurmadka laga sameeyey deegaanada kala ah.

1-Dhamase iyo Nawaaxigeeda
2-Buurdhuubo iyo Nawaaxigeed
3-Geriley iyo Nawaaxigeeda
4-Luuq iyo Nawaaxigeeda
5-Balad xaawo iyo Nawaaxigeeda

Shacabka ku dhaqan goobaha kor ku xusan ayaa mahad balaaran u celiyey Jaaliyada Soomaalyeed ee ku dhaqan magaalada Copenhagen ee xarunta dalka Denmark waxayna alle uga baryeen in uu ka abaal mariyo iyaga oo codsaday in la wado gurmadka loo fidinayo walaalaha Gobalka Gedo oo ay abaaraha ku dhufteen.

no images were found

Gurmadka Abaaraha ee gobalka Gedo ayaa waxaa uu si xowli ah uga socdaa dhamaan gudaha iyo dibada dalka Soomaaliya waxaana hurmuud ka ah gurmadka Abaaraha gobalka Gedo Musasat Al-Raxma oo howlo balaaran ka qabatay gobalka Gedo.

Hoos ka Daawo Warbxinta Deeqa Jaaliyada Denmark ay gaarsiiyeen walaalahooda gobalka Gedo.

Musasat Al-Raxma
Gedo
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online