Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq Sh Dr.Aadan Sh.Cali Saalax (Dhageyso)

October 10, 2014 - Written by Editor

Sh-Dr_AdamNairobi:-Sheekh Dr.Aadan Sh.Cali Saalax ayaa khudbadii jimcaha ee maanta uga hadlay in la is garab qabto oo la isku gargaaro arrinkaas oo  qof kasta oo Muslin ah laga doonayo waajibna ay ku tahay in qofkii wax haysta uu walaalkiis kale ee Muslinka ah ee baahan uu gargaaro.

Hoose ka dhagayso khudbadii jimce ee uu  Sh.Dr.Aadan Sh.Cali Saalax ka jeediyey Masjidka Abubakar ee magaalada Nairobi

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/65a43q2nfb/takaafu_somali_.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

 

 

Abdirashiid

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online