Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar Sheekh Maxamed Umal (Daawo)

October 24, 2014 - Written by Editor

Sheekh_UmalNairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta akhriyey alaha dhowree Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana ay khudbada cinwaankeeda uu ahaa Sideed uga badbaadaa fitnada.

Sheekh Maxamed Cabdi umal ayaa ka hadlay fitanka maanta ka socda caalamka iyo sida sahlan oo ay dhalinta khatar ugu jiraan isaga oo u dardaarmay dhalinyarada in ay bartaan cilmiga sharciga si gaar ahana ay u bartaan Kitaabka alle .

Hoos ka Daawo Khudbadii Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal.

 

Salaf Media
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online