Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya oo looga hadlay Ixtiraamka Culimada.[Dhagayso]

October 24, 2014 - Written by Editor

alhidaayaNairobi:-Waxaan idin soo gudbinaynaa khudba jimcadii masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi oo uu akhriyey Sh Suldaan Cabdullahi, khudbada maanta ayaa waxaa uu sheekha uga hadlay Ixtiraamka culimada iyo ahmiyada ay umadda muslimiinta ah u leeyihin Culimadu, waxa kale oo ka hadlay sheekha dhibaatada ka dhalanaysa haddi culimada la aflagaadeeyo

Hoos ka Dhagayso khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidayaa oo uu akhriyey Sh Suldaan Cabdullahi,

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/d8vzjxkgdp/141024_001.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Maxamed Axmed Ismaciil
Kenya, Nairobi

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online