Maamullada Gobollada Dhexe oo ka horyimid hishiiskii Puntland iyo DFS.[Dhagayso]

October 15, 2014 - Written by Editor

GaalkacyoMuqdisho:-Siyaasiyiinta Gobollada dhexe maamula gaar ahaan maamullada Gal-Mudug, Ximin iyo Xeeb iyo Ahlusunaha  Waljamaaca ayaa waxaa ay ka horyimaadeen hishiiskii shalay ay ku wada gaareen magaalada Garoowe Puntland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.

Shir Jaraa’id oo ku qabtay  Koonfurta Gaalkacyo ee madaxweynaha Gal-Mudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa waxaa uu sheegay in hishiisii ka dhacay shalay magaalada Garoowe uu ka horimaanayo Dastuurka dalka u yaal isagoo ugu baaqay madaxweynaha Dowladda Federaaka Soomaaliya Xassan Sh Maxamuud in uu soo fara geliyo.

 Hoos ka Dhagayso shirka Jaraa’id Maamulada Gobollada Dhexe ay ku diideen hishiiskii Puntlad iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/e17awivp83/Qaybdiiid.mp3]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online