Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo furay kalfadhigii 34 ee Barlamanka (Masawirro)

October 25, 2014 - Written by Editor

IMG_0113Garoowe:-Madaxweyne Ku Xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa Maanta furay Kalfadhiga 34-aad ee Baarlamaanka Puntland.

Ku Simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdixakiim Cabdulaahi Camey ayaa khudbad dheer waxaa uu ka jeediyey furitaanka Kalfadhiga 34-aad ee baarlamaanka Puntland.

Madaxwayne ku xigeenka ayaa khudbada uu maanta ka jeediyey baarlamaanka Puntland waxaa uu uga hadlay arimaha Amniga,dhaqaalaha dagaalka ka dhanka ah Al-Shabab iyo heshiiskii ay la gaareen dowladda Federaalka Somalia.
Afhayeenka Baarlamaanka  Puntland Siciid Xasan Shire ayaa sidoo kale khudbad kooban ka jediyey baaralamaanka wuxuuna sheegay in kalfashiga 34 ee baarlamaana Puntland uu yahay mid sharci ah arimo badana ay baarlamaanka horyaalaan.

no images were found

Waxaa sidoo kale maanta ku sugnaa baarlamaanka Puntland Gudoomiyaha ururka Suxufiyiinta Puntland Faysal Khaliif Bare iyo wariyayaal kale  oo tiro badan iyada oo lagu wado in baarlamaanka uu ka doodo meelmarinta xeerka warbaahinta Puntland.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online