Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud oo gaaray Degmada Cadalle

October 10, 2014 - Written by Editor

CadalleMuqdisho:-Madaxweynaha  DFS Xasan Sh Maxamuud ayaa goor dhaw gaaray Degmada Cadalle ee gobolka Shabellaha dhexe, waxaana halkaas si diiran ugu soo dhaweeyey masuuliinta maamulka gobalka Shabellaha dhexe iyo dadweyne aad u tiro badan.

Degmada Cadalle ayaa waxaa la wareegay isbuuc ka hor ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM waxaana aad loo adkeeyey amaanka Degmada  Cadalle .

Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud ayaa waxaa uu kulamo gaar gaar ah la qaatay odayaasha iyo waxgaradka Degmada  Cadalle wuxuuna ugu baaqay in ay la shaqeeyaan ciidanka amaanka ee DFS.

Wafdiga Madaxweynaha DFS ayaa waxaa la filayaa sidoo kale in uu isla maanta booqdo qaar ka mid ah degmooyunkii laga saaray kooxda Al-Shabaab.

Wixii warar ah ee ku aadan  booqashada Madaxweynaha DFS dib ayaan idiinka soo gudbin doonaa inshalaah

A/Cawale
Halgan,net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online