Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Saraakiil ciidan

October 7, 2014 - Written by Editor

talyeGaroowe:-Wareegto ka soo baxday saaka xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa Taliyaha qaybta Booliska gobolka Nugaal waxaa uu u magacaabay Gaashaanle sare Axmed Cabdulaahi Samatar (Leyli) oo horay u ahaan jiray taliyihii xerada 54aad ee Gen.Maxamed Dirir ee caasimada Garoowe.

Madaxweynaha ayaa waxaa kale oo  u magacaabay  taliye ku xigeenka ciidanka booliska ee ilaalada canshuraadka Puntland taliyihii hore ee qaybta gobolka Nugaal Gaashaanle sare C/raxmaan Xaaji Abshir,

Hoos ka eeg Digreetada uu Madaxweyne Dr. Gaas ku magacaabay Taliyaasha

no images were found


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online