Madaxweynaha Puntland oo BBC-da uga waramay dagaalkii shalay ka dhacay Galgala.[Dhagayso]

October 2, 2014 - Written by Editor

gaasGaroowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda BBC-da ayaa waxaa uu ka waramay weerarkii dagaal ee shalay ay ku qaadeen ciidanka Puntland fariisamo ay ururka Al-shabaab ku ahaayeen Buuraha Galgala.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali ayaa BBC-da u sheegay in ciidanka dowladda Puntland ay khasaaro xooggan ay gaarsiiyeen kuwa Al-shabaab ayna kala wareegeen fariisamihii ugu weynaa ee Al-shabaab ku laayeen Buuraha Galgala.

Dagaalka shalay ka dhacay Buuraha Galgala ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xili cidammada AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka  Soomaaliya ay qabsadeen degmooyin ka mid ah gobolka Shabeellada Dhexe.

Hoos ka Dhagayso waraysiga uu Madaxweynaha dowladda Puntland siiyey Idaacadda BBC_da

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/09ili6i98v/gaasbbc1.mp3
]

Halkaan ka Dhagayso MP3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online