Madaxweynaha Puntland oo Hambalyada Ciidul Adxa u direy shacabka Soomaaliyeed(Dhageyso)

October 3, 2014 - Written by Editor

gaasGaroowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambal yeeyey munaasabada Ciidul Adxa. ”Waxaan Hambalyada Ciidul Adxaa udiraya dadweynaha Soomaliyeed meel walba oo ay joogaan,gaar ahaan dadweynaha Puntland ee aan Madaxwaynaha u ahay in ay ku Ciidaan Ciid wanaagsan ,si nabadgelyo leh ,si farxad leh iyaga iyo ehelkooda ,caruurtooda iyo dhamaan qoysaskooda”Ayuu yiri Madaxwayne Gaas.

Madaxwayne Gaas wuxuu sigaara Hambalyo kal iyo laab ah hawada u mariyay Dadka ku nool Deegaanka Galgala oo Maalin ka hor Ciidanka Qalabka sida ee Puntland ka xoreeyen Cadow Diimeedka Argagixisada ah ee Al-shabaab oo muddo sanado ah halkaasi ku dhuumaalaysanayay .

Hoos ka Dhageyso Madaxweynaha Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas  oo hambalyo u diraya Shacabka Soomaaliyeed

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/ho44krq220/Gaasciid.mp3]

Dhamaad.

Xafiiska Warfaafinta,Wacyigelinta,Hiddaha
 Iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada Puntland.

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online