Madaxweynaha Puntland oo laga waraystay shirkii maalgashiga Afrika.[Dhagayso]

October 22, 2014 - Written by Editor

2London:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada London kana qayb galay shirka maalgashiga Africa oo mudo labo cisho ah socday ayaa waxaa  uu uga waramay idaacadda BBC-da ee laanta Af-soomaaliga isagoo xusay in  shirka uu guul ku soo dhamaaday.

Madaxweynaha Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in shirka uu muhiim u ahaa Soomaaliya guud ahaan gaar ahaan Puntland maadaam shirka ay ka soo qayb galeen shirkaddo muhiim ah iyo weliba madaxweynaal  Afrikaan ah  sidaas darteedna ay muhiim ahayd in Puntland iyo Soomaaliyaba aduuna laga iibiyo.

Hoos ka Dhagayso waraysiga BBC-da ay la yeelatay Madaxweynaha Puntland Dr.Gaas

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/eho7s1et3q/maalgashigaas.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online