Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Agaasimayaasha guud ee wasaaraddaha iyo gudoomiyayaasha maxkamadaha

October 8, 2014 - Written by Editor

afhayeenGaroowe:Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa saaka uu magacaabay Agaasimayaasha guud ee wasaaraddaha dowlada Puntland iyo weliba gudoomiyayaasha Maxkamadaha. Digreeto a soo baxday xafiiska Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa saxaafadda u akhriyey Afhayeenka xukuumada dowladda Puntland C/laahi Maxamed Quraan jecel.

Liiska magacyada gudoomiyaasha maxkamadaha Puntland ee lagu sameeyay xilka ka qaadista.

no images were found

Liiska magacyada gudoomiyaasha maxkamadaha Puntland ee xilka loo magacaabay.

no images were found


Hoos ka Dhagayso Afhayeenka xukuumadda dowladda Puntland C/laahi Maxamed Quraan Jecel

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/0l5xhas05x/Agaasimayaal.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online