Magaalada Helsinki oo si weyn looga ciiday (Masawiro)

October 4, 2014 - Written by Editor

1Helsinki :-Kummanaan qof oo ka tirsan dadweynaha muslimiinta ah ee ku dhaqan Caasimada Finland ee Helsinki ayaa isugu soo baxay garoon nooca katiifaddu ku goglan tahay ee kubadda cagta oo dusha ka dadan si ay halkaasi ugu tukadaan salaadda ciidda.

Waxaana howshaas isku soo dubariday Masjidka Alhuda ee Helsinki oo ah Masjidka ugu weyn Finland.Waxaa tujiyay salaadda ciidda Sh.Cabdiweli Sheekh Maxamed Xaaji Yuusuf oo ah Imaamka iyo Khadiibka Markaska Alhuda. Khudbadii ciidda kadibna waxaa ay dadweynuhu isugu hanbalyaynayeen ciidda .

no images were found

Helsinki
Halgannet

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online