Maxkamadda dambiyada ee Puntland oo maanta fulisay xukun qisaas ah (Masawiro+Cod)

October 20, 2014 - Written by Editor

IMG_02791Qardho:-Maxakamada dambiyada culus ee Puntland ayaa maanta waxay dil qisaas ah ku fulisay gacan ku dhiigle Maxamad Warsame Saxar oo horey u dilay Cabdullaahi Faarax Gaacshe  oo ahaa taliyaha ciidanka booliska degmada Rako ee gobalka Karkaar.

Gacan ku dhiigle Maxamad Warsame Saxar ayaa waxaa gacanta ku soo dhigay ciidanka amaanka ee gobalka Karkaar ka dib markii in mudo ah lagu daba jiray waxaana soo qabashadiisa qeyb weyn ka qaatay waxgaradka iyo Nabadoonada  gobalka Karkaar.

Goobka uu ka dhacay Qisaaska ayaa waxaa goob joog ka ahaa gudoomiyaha maxkamadda dambiyada culus, ehelada laba marxuum iyo saraakiil ka tirsan gobalka Karkaar.

no images were found

Gudoomiyaha maxkamadda gobalada Bari, Karkaar, Sanaag, Haylan C/fitaax Xaaji Aadan ayaa sheegay in qofkii qof dila uusan baxsan doonin ayna arin fiican tahay in la qisaaso qofkii xaqdaro wax ku dila

Hoos ka Dhageyso Ehelada Cabdullaahi Faarax Gaacshe oo ka hadlaya qisaasta loo fuliyey

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online