Milkiilaha makhaayadda Aroma Cafe oo wareysi siiyey VOA [Dhagayso]

October 13, 2014 - Written by Editor

2Muqdisho:-Milkiilaha makhaayadda Aroma Cafe ee qaraxyada lala beegsadey Daud Mohamed Maalin ayaa ka warbixiyey khasaaraha ka dhashay qaraxii lala beegsaday makhaayadda Aroma Cafe oo ay ilaa haatan ku dhinteen 18 qof halka dhaawaca uu sii marayo 31 qof.

Meydad hor leh ayaa maanta laga soo saaray makhaayadda Aroma ee qaraxyada lala beegsadey xalay waxaana la geeyey isbitaalka Madiina.

Hoos ka Dhageyso Wareysi Idaacada VOA ay la yeelatay milkiilaha makhaayadda Aroma Daud Mohamed Maalin.

A/Cawale
Halgan.net
codka Source: VOA

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online