Mu,asasada Al-Karam oo sagootiyey wafdi culimo ku sii jeeda dalka Sacuudiga

October 1, 2014 - Written by Editor

1Hargeysa : Mu.asasada al-karam ee dacwada iyo horumarka ayaa galabta oo arbaca ah waxay sii sagootiday wafdi balaadhan oo ah culimo iyo ducaad u ambabaxay dalka boqortooyada sucuudiga carabiya .

Culimadan ayaa waxaa ka mid ahaa :

1-Sheekh Muxamed Cumar Dirir oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed

2-Sheekh Maxamed Cali Biixi oo dalka si wayn looga yaqaan

3-Sheekh Maxamed Maxamuud Ciise oo ah Gudoomiyihii hore ee Mu,asasada Al-Minhaaj ee dacwada iyo horumarinta haddana ah gudoomiye ku xigeenka jaamacada bariga afrika.

4- Sheikh Abu bakar Khaliif Maxamed oo ah gudoomiyaha mu,asasada al-safa ee dacwada iyo horumarinta .

5-Sheekh C/casiis Xasan Cali Nuur ( raantiisi ) oo ah gudoomiyaha idaacada Al-Nuur ee Magaalada Muqdisho

6- Xasan Ismaaciil oo ka mid ah culimada magaalaada Hargaysa

no images were found

7-Sheekh C/Shaafi Axmed Cali oo ah gudoomiyaha jaamacada bariga afrika faraca Buuhoodle Iyo culimo kale .

Culimadan galabta ka duulay madaarka magaalada Hargaysa ayaa waxaa casumaad u fidisay  lajnada dacwada ee afrika oo fadhigoodu yahay dalka sucuudiga.

Mu.asasada Al-Karam ee Dacwada iyo Horumarka
Hargeysa

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online