Mu’asasada Al-Minhaaj oo soo gabagabaysay dawro ah “Tababarka Tababarayaasha” (Masawiro)

October 12, 2014 - Written by Editor

thumbs_img_5927Boosaaso:-Waxaa  ku soo gabagaboobay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari tababar ka socda labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaana uu ka socday Hoolka shirarka Mu’asasada Al-Minhaaj tababarka ayaa waxaa uu ku saabsanaa sida looga faa,ideysan karo awoodaha qofka.

Tababarka oo loo qabtay qaar ka mid ah ardayda wax ka barata jaamacadaha magaalada Boosaaso waxaana soo qabanqaabisay Mu’asasada Al-Minhaaj ee dacwada iyo horumarinta . Tababarka ayaa waxaa ardayda siinayey Cabdi Fitaax Cajab oo ah tababare ka soo baxay Canadian Training Center oo uu lahaa Dr.Ibraahim Al-Fiqi oo ku taal dalka Masar .

Cabdi Fitaax Cajab ayaa dalka dib ugu soo laabtay sanadkii hore wuxuuna tababaro kala duwan ku qabtay magaalooyinka Qardho,Garoowe iyo Boosaaso wuxuuna sidoo kale tababar kala duwan ku qaban doonaa gobalada kale.

no images were found

Tababarka uu Cabdi Fitaax Cajab ku qabatay magaalada Boosaaso ayaa ah midkii ugu horeeyey waxaana ka faa,ideystay ardayda wax ka barta jaamacadaha magaalada Boosaaso.

no images were found

Mu’asasada Al-Minhaaj
Boosaaso

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online