Nabadoon Xasan Mooge Maxamed oo caawa lagu dilay Xerada Xagardheer

October 22, 2014 - Written by Editor

toogashoDhadhaab:-Wararka caawa laga helayo  Xeryaha Qaxootiga ee Degmada Dhadhaab ayaa sheegay in lagu caawa lagu dilay  xerada Dhadhaab Nabadoon Xasan Mooge Maxamed oo si weyn looga yaqaanay Xerada Qaxootiga ee Degmada Dhadhaab.

Dilka Nabadoon Xasan Mooge Maxamed ayaa waxaa geystay sida ay dad goobjoogayaal ah sheegeen ilaa afar nin oo bistoolado ku hubeysneyd kuwaas oo goobta ka baxsaday dilka ka dib.

Ciidamada Booliska ee Xerada Xagardheer ayaa dilka ka dib soo gaaray  hoyga Nabadoon Xasan Mooge Maxamed  ee caawa lagu dilay hoygiisa iyaga oo baaritaano ka wada Xerada Qaxootiga ee Degmada Dhadhaab.

Ilaa haatan lama soo sheegin cid ay ciidanka amaanka u qabteen dila Nabadoon Xasan Mooge Maxamed  .

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online