Shirkadaha Xawilaadaha iyo kuwa Isgaarsiinta oo lagu wargeliyey in aysan u fulin adeeg qof aan wadan Kaarka Aqoonsiga PL.
(October 30, 2014)
Garoowe:-Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Dowladdaha Hoose ee Puntland ayaa  Digreeto ka soo baxday waxaa lagu amrayo dhamaan shirkada ka shaqeeya adeegyada xawilaada lacagta iyo kuwa Isgaarsiinta in aa
Ciidanka DFS oo howlgalo ka wada qaar ka mid ah Degmooyinka Gobalka Banaadir
(October 30, 2014)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka howlgalo culus ay wadaan ciidanka DFS oo ay weheliyaan kuwa nabadsugida waxaana howlgalada ay ka socdaan Degmooyin ka tirsa
Golaha wasiirada xukuumada PL shirkooda uga hadlay amniga, joojinta tahriibka iyo dib u habaynta hay’addaha dowladda.
(October 30, 2014)
Garoowe:-Kulankii Golaha Wasiirada Dowladda ee maanta ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin Xaaladda Nabadgelyada dalka, warbixinta gudiga joojinta tahriibta , iyo  dib u habayn
Sh.Daahir Abdi Geele oo ku geeriyooday magaalada Makkah AlMukarama
(October 30, 2014)
Mecca:-Waxaa maanta oo khamiis ah 30-Oct-14 ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Makkah Al-Mukarama Sh.Daahir Abdi Geele Allah ha u naxariistee.waxaana uu Sheekhu ka mid ahaa culumada Soomaaliyeed e
Madaxweynaha PL oo ka qayb galaya shir looga hadlayo Burcadbadeedka oo ka socda UAE.[Masawiro]
(October 29, 2014)
Dubia:-Madaxweynaha dawlada Puntland Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gaas ayaa maanta ka qayb galay shirweynihii UAE Counter-Piracy Conference 2014 ee ka furmay maanta duhurkii Hotelka weyn ee caala,miga ah
Madaxweynaha DFS u ambabaxay dalka Emirate-ka Carabta
(October 29, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS  Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa galabta u ambabaxay dalka Emirate-ka Carabta halkaas oo uu uga qeyb galayo shir heer caalami ah, oo looga hadli doono a
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud oo 21 Garsoore shaqada ka joojiyey
(October 29, 2014)
Muqdisho:-Waxaa Digreeto ka soo baxday saaka Xafiiska Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa uu shaqada ka fariisiyey ilaa 21 garsoore oo ka tirsan Maxkamadda sa
Marin habaabinta kooxda Takfiir oo laga digay شبهات منهج أرباب التكفير المعاصر والرد عليها Sh.Dr.Bashiir Axmed [Dhagayso]
(October 29, 2014)
Garoowe:-Muxaadaradaan ayaa ah muxaadaro uu Sh Bashiir Axmed Salaad ka jeediyey Nadwo cilmiyeed diini ah oo lagu qabtay Masjidka Al-hudaa ee magaalada Garoowe,  Shiikhu wuxuu uu ugu magacdaray Shubuh
Xoghayaha guud ee QM iyo Madaxweynaha Bangiga Adduunka oo taageero u ballanqaaday DFS.[Masawiro]
(October 29, 2014)
Muqdisho:-oghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon, iyo Madaxweynaha Kooxda Bangiga Adduunka, Jim Yong Kim, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si ay taageero ugu ballanqaadaan kalaguurka Soomaa
Wafdi uu Hogaaminayo Xoghayaha Guud ee QM oo Muqdisho soo gaaray
(October 29, 2014)
Muqdisho:-Waxaa goor dhaw soo gaaray magaalada Muqdisho wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Xoghayaha Guud ee QM Ban Kin-Moon  waxaana garoonka Aden Cadde ku soo dhaweeyey Madax wey naha DFS Xasan Sh Ma

« Previous PageNext Page »