Puntland oo warmurtiyeed ka soo saartay Khilaafka madaxada DFS.[Dhagayso]

October 26, 2014 - Written by Editor

Calanka-PuntlandGaroowe:-Golaha xukuumada dowladda Puntland oo caawa shir deg-deg ah ka yeeshay khilaafka ka dhex aloosan madaxada sare ee DFS waxaana ay ka soo saareen qodobo dhowr ah iyaga oo cadeeyey mowqifka dowlada Puntland.

Shirka caawa ayaa waxaa shirgudoominayey Madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Puntland .

Markii uu soo idlaaday shirk golaha wasiirada Puntland ayaa waxaa warbaahinta la hadlay  Wasiirka warfaafinta Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle Indho-guran ayaa saxaafada u akhriyey warmurtiyeedka kasoo baxay kulanka golaha xukuumada.

Hoos ka Akhriso Warmurtiyeedka golaha wasiirada Puntland uu ka soo saaray Khilaafka madaxada DFS

no images were found

Hoos ka Dhagayso Warmurtiyeedka golaha wasiirada Puntland uu ka soo saaray Khilaafka madaxada DFS

[audio: http://k007.kiwi6.com/hotlink/mj3k84oxgu/indhaguran.mp3]

Halkaan Ka Dhagayso Mp3

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online