Qarax dad shacab ah ay ku dhinteen oo ka dhacay Muqdisho

October 15, 2014 - Written by Editor

qaraxMuqdisho:-Waxaa qarax is miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey lagu weeraray Makhaayad ku taala degmada Xamar weyne ee magaalada Muqdisho. Qarax ayaa caawa waxaa ku dhintay ilaa 5 qof halka tiro kalena ay ku dhaawac meen.

Guddoomiyaha Degmada Xamar Weyne Abdulkhadir Maxamed Abdulkadir oo la hadlay idaacadda VOA ayaa waxaa uu u sheegay in qarax loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey oo laguna bartilmaamsaday makhaayad aan ka fogayn dhismaha Golaha Murtida iyo Madadaalada.

Qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa ku soo beegmaya xili saaka qarax lagu dilay Sarkaal ka tirsanaa ciidanka Hay’adda Nabad suggida ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo dad shacab ah.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online