Ra’iisul Wasaaraha DFS oo saaka u ambabaxay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar.

October 13, 2014 - Written by Editor

DSC05454Qardho:-Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya C/weli Sh.Axmed iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa saaka u ambabaxay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Safarka wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ay ugu ambabaxeen magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxaa ku weheliya Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas), Madaxweyne kuxigeenka C/xakiim Camay iyo masuuliyin kale.

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Cabdiweli ShAxmed  ayaa  socdaalkiis magaaada Qardho waxaa uu u jeediisa yahay in uu salaan ugu tago Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse.

Magaalada Qardho ayaa si weyn saaka looga dareemaya qaban qaabada la doonayo in lagu soo dhoweeyo wafdiga Ra’iisul Wasaaraha DFS Cabdiweli Sheikh, oo saacadaha soo socda soo gaari doona magaalada Qardho.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online