Ra’iisul wasaaraha DFS oo si weyn loogu soo dhaweeyey Qardho[Dhagayso]

October 13, 2014 - Written by Editor

IMG_1711Qardho:- Ra’iisal wasaaraha DFS Dr. C/weli Sheekh.Axmed Maxamed iyo Madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali ayaa maanta gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Masuulyiinta Gobolka Karkaar  iyo boqolaal dadweyne ah ayaa ku soo dhaweeyey duleedka magaalada Qardho wafdiga uu hogaaminayo Ra’iisal wasaaraha dowladda Soomaaliya Dr. C/weli Sh.Axmed Maxamed.

Socdaalka wafdiga Ra’iisal wasaaraha dowladda Soomaaliya Dr. Cabdiweli Sh.Axmed Maxamed iyo Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa waxaa casumaad u fidiyey Boqorka beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse.

Ra’iisal wasaaraha dowladda Soomaaliya Dr.C/weli Sheekh.Axmed Maxamed ayaa saaka ka ambabaxay magaalada Garoowe iyagoo kormeer ku sii maray  degmooyinka u dhexeeya Garoowe iyo Qardho. Wafdiga waxaa uga hortagay duleedka magaalada Qardho Gudoomiyaha Degmada Qardho Maxamed Siciid Hogaamo laroor isagoo waraysi gaar ah siiyey Radio Gaalkacyo

Hoos Ka dhagayso Gudoomiyha qardho oo ka Hadalaya soo dhaweytaa Wafdiga loo Sameeyay 

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/195cilnnuo/qardho.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online