Ra’iisul Wasaaraha DFS oo u dalxiis tegay Dooxada Jibagalle ee duuleedka Garoowe.[Masawiro]

October 12, 2014 - Written by Editor

IMG_1711Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Dooxada Jibagalle oo ku taala duleedka Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland qado sharaf ugu sameeyey Raysal Wasaaraha Dalka Soomaliya Cabdiweli Shiikh Axmed iyo Waftigii Balaarnaa ee uu hogaaminayey .

Qado sharaftaan ayaa waxaa goob joog ahaa Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Camay ,Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland Siciid Xasan Shire ,Isimo,Wasiiiro ,Xildhibaano,Saraakil katirsan Madaxtooyada dowladda Puntland,Maamulka Degmada Garoowe iyo kan Gobolka Nugaal iyo Marti sharaf kale .

Raysal  Wasaaraha Dalka Soomaliya Cabdiweli Shiikh Axmed ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay qado sharafta maanta duleedka magaalada Garoowe uu ugu sameeyey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Duqa Degmada Garoowe Cabdicasiis Cilmi Koor ayaa isna madasha Qadada kaga dhawaaqay in Degmada Garoowe ay Raysal Wasaaraha Dalka Soomaliya Cabdiweli Shiikh Axmed Gudoonsiinayso Garowe ID-car,Dhulkii uu ka Degi lahaa Magaalada Garoowe iyo Faras Xamar ah.

no images were found

-DHAMMAAD-

Xafiiska Warfaafinta,Wacyigelinta,Hiddaha Iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada Puntland.

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online