Saaxdheer oo lagu dilay askari ka tirsan maamulka S/land

October 7, 2014 - Written by Editor

kaatumoSaaxdheer:-Waxaa is rasaaseyn ay ku dhexmartay  deegaanka Saax-dheer oo 75 km u jirta degmada Laascaanood cdamo ka tirsan S/land iyo kuwa Kaatumo in mudo ah isku horfadhiyey deegaanka Saaxdheer. Is rasaasaynta ayaa waxaa ku dhintay askari ka tirsan ciidanka S/land  waxaan dhaawac soo gaary 2 qof oo dumar ah ka dib marii ciidanka S/land ay hub waaweyn ku soo rideen magaalaada.

Ciidamo ka tirsan maamulka Kaatumo ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ay weeraro wada gal ah ay ku dileen ciidamo ka tirsan S/land . Askariga lagu dilay magaalada Saaxdheere ee Gobolka Sool ayaa waxaa la dilay a dib markii uu qaad u soo raadsaday isaga iyo askar la socotay gudaha Saaxdeer ka dibna ay rasaas huweiyeen ciidamo ka tirsan Kaatumo oo ku suganaa hareeraha magaalada.

Ma jiro ilaa hadda wax war ah oo ka soo baxay dhinaca maamulka Somaliland oo ku aaddan askariga lagu dilay deegaanka Saax-dheer.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online