Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf khudbadii ciida ka jeediyey Garoonka Mira Awaare ee Garoowe (Dhageyso)

October 4, 2014 - Written by Editor

IMG_9763Garoowe:-Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo kamid ah culumada ugu waaweyn Soomaaliya ayaa waxaa uu khudbadii ciida ka jeediyey  Garoonka ciyaaraha ee Mira Awaare ee magaalada Garoowe  waxaana uu Sheekhu aad ula dardaarmay umada Soomaaliyeed guud ahaan iyo shacabka ku dhaqan Puntland

Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf ayaa waxaa uu kula dardaarmay kumaam qof oo ku tukanayey garoonka ciyaaraha ee Mira Awaare  in ay alle ka cabsadaan uuna qof walba uu u istaago sidoo loo suulin lahaa munkarka

Sheekh Maxamuud Xaji Yuusuf ayaa sheegay in qofwalba oo reer Puntland ah uu saaran yahay masuuliyada gaar ah diinta faafinteeda iyo in kheyr la isku dardaarmo.

Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf ayaa sheegay in dowladda Puntland uu xil ka saaran yahay   inay diinta umadda, nabadgalyadda iyo nolashooda intaba ay ilaaliso wuxuuna shacabka ugu baaqay in ay garab istaagaan dowlada wixii kheyr ah.

Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf ayaa sidoo kale sheegay in ay waajib diini ah tahay in la iska dhiciyo kuwa dhiiga muslinka baneystay wuxuuna si gaar ah u xusay kooxaha amniyaadka Al-shabaab ee dilay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax iyo Dr.Axmed Xaji C/raxmaan  wuxuuna ugu baaqay madaxda Puntland in umada ay ku dhaqaan Shareecada Islaamka.

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Ciida Sheekh Maxamuud Xaji Yuusuf uu ka jeediyey Garoowe

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/l925b0on64/Sh_Maxamuud.mp3]

Ama Halkan MP3

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online