Sh.Daahir Abdi Geele oo ku geeriyooday magaalada Makkah AlMukarama

October 30, 2014 - Written by Editor

tacsiMecca:-Waxaa maanta oo khamiis ah 30-Oct-14 ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Makkah Al-Mukarama Sh.Daahir Abdi Geele Allah ha u naxariistee.waxaana uu Sheekhu ka mid ahaa culumada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaanay dalka .

Sheekh Daahir wuxuu ku dhashay magaalada Baardheere gobolka Gedo wuxuu ka soo dhoofay dalka Soomaaliya dabayaaqadii lixdanaadkii isaga oo cilmi u soo doontay dalka Sacuudi Carabiya mudo dhawr iyo afartan sano ah ayuu deganaa magaalada Makkah wuxuu caan ku ahaa oo lagu yaqaanay Masjidka Xaramka wuxuu dunida kaga tegay 49 Caruur ah oo uu dhalay.

Sheekh Daahir Abdi Geele ayaa maanta oo khamiis ah 30-Oct-2014 salaadii casar lagu tukanayaa Masjidkii uu ku ictikaafi jirey ee Xaramka Makkah Allah ha u naxariisto Sh Daahir eheladii iyo ubadkii uu ka tegayna samir haka siiyo.

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Makkah.Waxaa tacsiya u dirayaan ehelada iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Sheekh Daahir Abdi Geele.

Dhamaan Maamulka Shabakada Halgan.net ayaa waxay si gaar ah tacsi ugu dirayaan Ehelada iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alaha u naxariistee Sheekh Daahir Abdi Geele waxaana alle uga baryeynaa in uu geeyo Janatul Fardoow

Halgan.net
Mecca

 

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online