Sh.Umal iyo Sh.Mustafe Xaaji oo muxaadaro u jeediyey ardayda Jaamacada Madiina (Dhageyso)

October 16, 2014 - Written by Editor

md190Madiina:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh Mustafe Xaji Ismail ayaa muxaadaro waxay u jeediyeen ardayda dhigata Jaamacada Islaamiga ee Madiina Munawara waxaana ay aad ugu booriyeen ardayda in ay ku dadaalaan barasha cilmiga Sharciga ayna itqaan ku sameeyaan.

Shabakadda Wararka Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta Insha alllaah muxaadaraadka iyo dardaaranka ay Sheekh Maxamed Umal iyo Sheekh Mustafe ay u jeediyeen ardayda Jaamaca Islaamiya ee Madiina.

Hoos ka Dhageyso Muxaadarada Sh Maxamed Umal u jeediyey ardayda Jaamacada Madiina

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/0ydntzdno0/Umal_madina.mp3]

ama Halkan Mp3

Hoos ka Dhageyso Muxaadarada Sh Mustafe Xaji Ismail u jeediyey ardayda Jaamacada Madiina

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/dnjdw8btf2/mustafe1.mp3]

ama Halkan Mp3

Halgan.net
Madiiina Munawara

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online