Tawakal Money Express oo Bilowday mashaariic dhismeyaal Bangi

October 15, 2014 - Written by Editor

tawakalDubia:-Tawakal Money Express (Tawakal) Waxay macaamiisheeda sharafta leh iyo dhammaan dadweynaha Soomaaliyeed ku wargalinaysaa in aannu ku gudo jirno yagleelka Bangiga (Tawakal Global Bank) ee Soomaaliya, Mashaariicdaas oo laga hirgalinayo goobo kala duwan oo Soomaaliya ah.

Dhismayaashaas waxaa loo isticmaali doonaa Bangiga iyo ganacsiyo noocyo kala duwan ah. Waxaa ka mid ah mashaariicda haatan socota, Tawakal Plaza Mogadishu, Tawakal Plaza Garowe, iyo Tawakal Plaza Galdogob iyadoo shirkaddu ay damacsantahay hirgalinta mashaariic la mid ah kuwan magaalooyin kale oo badan inshallah mustaqbalka dhow.

Halkaan ka akhriso warmurtiyeedka Tawakal Money Express  Somalia

Ibrahim.Abdi

Marketing,Strategy and Business Development

ibrahim.abdi@tawakal.ae

 

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online