Waa yaabee maxaa Bashiir M. Xirsi Iyo saaxibadiis uga hillaacay Buugga Riddada!!!?

October 9, 2014 - Written by Editor

ridadaGaroowe:-Waxay ahayd 7/10/2014 markaan Hanqaloocsaday Qormadii uu halyeynimada isku biday Bashiir M. Xersi oo ka mid ah Ragga isku gadaamay Buugga Xadka Riddada maxaa ka run ah, iyo Qoraaga Buugga Cabdi Saciid Ismaaciil, Qormada Bashiir Horraantii waxaan Naawilayey in ay tahay Qormo Xikmad iyo Xalaal Xambaarsan oo aan ka macaashi doono balse markaan Sal iyo Baarba u baaray waxaa ii soo baxaday in ay tahay Qormo Xambaarsan, Hayaanad, Hag-hag, iyo hal-nebcaysi, taas oo loo adeegsaday war suugaaneed qosol iyo Maadna lagu magaadiyey. Halkaan ka akhriso qaramada oo dhamaystiran

W/Q Mukhtaar Axmed Faarax

E-mail: Roob314@hotmail.com

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online