Wafdi uu hogaaminayo Nicholas Kay oo gaaray magaalada Kismaayo

October 9, 2014 - Written by Editor

Nicholas KayKismaayo:-Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Wafdiga uu hogaaminayo Nicholas Kay ee gaaray Kismaayo ayaa waxaa u weheliya madax ka titsan hay’adaha Qaramada Midoobay. Safarka  Nicholas Kay ayaa ah mid aan horay loo shaacin waxaan la filayaa in uu kulan gaar ah la yeesho Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo golahiisa wasiiradda

Wixii faahfaahin ah ee dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa insha Alaahu.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online