Wafdi uu Hogaaminayo Xoghayaha Guud ee QM oo Muqdisho soo gaaray

October 29, 2014 - Written by Editor

banMuqdisho:-Waxaa goor dhaw soo gaaray magaalada Muqdisho wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Xoghayaha Guud ee QM Ban Kin-Moon  waxaana garoonka Aden Cadde ku soo dhaweeyey Madax wey naha DFS Xasan Sh Maxamuud iyo Ra’iisulwasaare Cabdi weli Sh Maxamed iyo xubno ka tirsan 2 gole ee dowladda federaalka Soomaaliya

Wafdiga uu hogaaminayo  Ban Kin-Moon ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliya M/weynaha Bankiga Aduunka Jim Yong Kim  iyo Masuuliin kale oo ka socda Beesha Caalamka.

Xoghayaha Guud ee QM Ban Kin-Moon ayaa waxaa la filyaa in uu kulamo kala duwan la qaato madaxada Sare ee DFS oo haatan uu ka dhex aloosan yahay Khilaaf aad u daran.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online