Wakiilka Midowga Yurub ee arrimaha Somalia oo tegay Garoowe

October 6, 2014 - Written by Editor

EHGaroowe:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe wafdi uu hogaaminayo Wakiilka Midowga Yurub ee arrimaha Somalia Ambassador Michele Cervone d’Urso waxaan soo dhaweeyey  Madaxweynaha Puntland iyo qaar ka mid ah Golahiisa xukuumada.

Wakiilka Midowga Yurub ee arrimaha Somalia Ambassador Michele Cervone d’Urso ayaa waxaa uu kulan saacaddo badan qaatay waxaa uu la yeeshay madaxweynaha Puntland iyo golahiisa xukuumada waxaan laga wada hadlay howlaha dhinac mashaariicda ee Midowga Yurub ay ka wadaan deegaaada Putland , maamul u samaynta gobollada dalka, xiriir dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland , Shrika New-deal ee dhawaan ka dhici doona magaalada Copenhagen iyo qaabkii ay ergada Puntland uga qayb gali lahayd iyo arrimo kale.

Dib ayaan idinkaga soo faahfaahin doonaa haddii Alle idmo socdaalka Wakiilka Midowga Yurub ee arrimaha Somalia Ambassador Michele Cervone d’Urso  uu u yimid Garoowe.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online