Wasiirka arimaha dibada ee DFS oo u baqoolay dalka Itoobiya

October 26, 2014 - Written by Editor

Ducaale BeylahMuqdisho:-Wasiirka arimaha dibada ee DFS C/raxmaan Ducaale Beylah ayaa maanta u ambabaxay magaalada Adis Ababa ee ee xarunta dalka Itoobiya wuxuuna ka qeyb gali doonaa shir ay wada yeelan doonaan wasiirada arimaha dibada ee dalalka ku bahoobay IGAD.

Wasiirka arimaha dibada ee DFS C/raxmaan Ducaale Beylah ayaa sheegay in shirka ka furmay magaalada Adis Ababa looga hadli doono arimaha si gaar ah muhiim ugu ah dalka Soomaaliya.

Shirka wasiirada arimaha dibada ee dalalka ku bahoobay IGAD ayaa waxaa la filayaa in lagu soo qaado khilaafka ka dhex taagan madaxda sare ee DFS iyo khatarta cudurka Ebola oo dhibaato weyn ku haya wadamada Afrika.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online