Xildhibaan Cabdullaahi Rooble oo ka badbaaday isku day dil

October 26, 2014 - Written by Editor

bistaMuqdisho:-Waxaa maanta  lagu dhaawacay magaalada Muqidsho ee caasimada dalka Soomaaliya mid ka mid ah xubnaha Golaha baarlamanka ee Dowladda federaala Soomaaliya xili uu ku sugnaa  albaabka hore ee Hotel Safaa oo ku yaal xaafada Taleex ee degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Xildhibaan Cabdullaahi Rooble oo dhawaan ku biiray Golaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa gaaray dhaawac fudud waan uu ka badbaaday isku daygii lagu khaarajin lahaa.

Xildhibaan Cabdullaahi Rooble ayaa waxaa loo qaaday  Isbitaalka weyn ee Banaadir ee magaalada Muqdisho oo hadda lagu daweynayo, Ilaa hadda ma jiro  cid sheegtay isku dayga lagu khaarajin lahaa Xildhibaanka xili khilaafka u dhexeeya madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya uu gaaray meel sare.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online