Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(November 1, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimacaha ee Masjidka Abu bakar Al-Sadiiq ee magaalada nairobi waxaana khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah Sheekh Maxamed Cabdi Umal
Ku Simaha Madaxweynaha DFS oo taageeray Go’aanka Xukuumadda ee Dhismaha Maamulka Koonfur Galbeed. [VIDEO]
(November 1, 2014)
Muqdisho:-Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa taageeray go'aannada Xukuumadda oo la xiriira in
Go’aan ka soo baxay Ra’iisul wasaaraha DFS oo la xiriira dhismaha Maamulka Koonfur Galbeed
(November 1, 2014)
Muqdisho:-Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya C/weli Sh.Axmed Maxamed ayaa waxaa uu soo saaray go’aan la xiriira arrimaha dhameystirka maamulka Koonfur Galbeed. Ra’iisul wasa
Madaxweynaha PL oo soo gaadhay magaalada Addis-Ababa kuna sii Jeeda Puntland.[Masawiro]
(November 1, 2014)
Addis:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey oo maalmahii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Dubai ee wadanka isutaga imaaraadka carabta, halkaasi oo
Safar dacwadeed oo balaadhan oo ay soo qabanqaabisay Mu,asasada Al- karam (Masawiro)
(November 1, 2014)
Hargeysa:-Safar  dacwadeed  oo  balaadhan oo  ay  soo  qabanqaabisay  Mu,asasada  Al- karam ee  dacwada  iyo horumarinta  ayaa taariikhdu markay ahayd 28/10/2014 waxay socdaal dacwo ku soo
Maamulka Mu’asasada Al-Minhaaj ee Mudug iyo Ducaada Gaalkacyo oo Safar Dacwo ku tagay Galdogob(Masawiro)
(November 1, 2014)
Galdogob:-Safarkaan oo ay ujeedadiisu ahayd u kuurgalida Xaalada Dacwada ee Degmada Galdogob ayaa waxaa qayb ka ahaa :-1-Dr.Aadam Muxamed Cigaal : Gudoomiyaha Shuurada ee Mu'asasada Al-Minhaaj ( Mudug
Labo ka tirsan Amniyaadka Al Shabaab oo lagu dilay Xaafada Black Sea
(November 1, 2014)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in labo dhalinyaro oo ka tirsan Ururka  Al-Shabaab  lagu dilay gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha ka dib markii ay Suuqa Cirtoogte ku dhaaw