Shirkii Golaha Wasiirada PL oo qodobo laga soo saaray.[Akhri]
(November 6, 2014)
Garoowe:-Kulankii Golaha Wasiirada Dawladda Puntland ee maanta ayaa waxa looga hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin amniga dalka. Joojinta tahriibta .iyo joojinta bacda beersoolka,qorshe hawleed
Mooshin ka dhan ah Raisulwasaaraha DFS oo loo gudbiyey golaha Baarlamaanka
(November 6, 2014)
Muqdisho:-Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Mooshin ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sh.Axmed goor dhow loo gudbiyay Gudoonka Baarlamaanka DFS. Ilo wa
Madaxweynaha PL oo sagootiyey Cabdicasiis Naasir oo ah maal qabeen u dhashay Wadanka Kuwait.[Masawiro]
(November 6, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta sagootiyey Cabdicasiis Naasir Cabdicasiis oo ah maal qabeen u dhashay Dalka Kuwait kaasi oo Puntland u yimi sidii uu maa
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud oo u ambabaxay Itoobiya
(November 6, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xassan Sh.Maxamuud ayaa saaka u ambabaxay dalka Itoobiya xili khilaafka u dhexeeya isaga iyo Ra'iisul wsaaraha DFS Cabdiweli Sheeh Axmed uu weli taagan yahay. Safarka Madaxw
Culimo ka mid ah Masjliska Al-Bayaan oo socdaal Dacwo ku tegay magaalada Pretoria [Masawiro]
(November 6, 2014)
Pretoria:-Waxaa maalintii arbacada oo bishana ay ahayd 05/11/14 ku tagay booqasho dacwadeed magaalada Pretoria wafdi culimo ah oo uu hogaaminaayay Sheekh.Maxamed Aadan Abdille oo ah gudoomiyaha gudiga