Shirka Hiigsiga Cusub oo dhacay Garoonka Aden Cadde magaalada Muqdisho(Masawiro)
(November 10, 2014)
Muqdisho:-Madaxda DFS ayaa maanta waxay si wada jir ah uga qeyb galeen shir looga hadlayey arrimaha Hiigsiga cusub kaas oo ka dhacay  garoonka Diyaaradaha ee Aden Cadde waxaana ka qeyb galay shirka 
Madaxweynaha PL oo maanta Degmada Galdogob kaga qaybgalay Aaska Ugaas Axmed Ugaas Maxamed [Masawiro]
(November 10, 2014)
Galdogob :-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug kaga qeyb galay aas qaran oo loo sameeyay Ugaaskii Guud ee Beesha Tanade Daarood (Le
Raisulwasaaraha DFS oo Sheegay in xukuumadiisa ay sameysay horumar
(November 10, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa hadal ka jeediyey shirka wada jirka ah ee Hay’adda Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya
Madaxda DFS oo mudo labo usbuuc ah dib u dhigay Shir ka socday Baydhabo
(November 10, 2014)
Muqdisho:-Madaxda ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si wadajir ah u soo saaray go’aan si KMG ah loogu hakinayo shirka dhisidda maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka soconayey magaa
Mu’assasadda Al-Minhaaj Galdogob oo safar dacwo ku tegtay Xero-jaale iyo Isqanbuus.[Masawiro]
(November 10, 2014)
Galdogob:-Culumada Mu,assasada Alminhaaj Galdogob oo ay wehliyeen Odayaal , waxgarad iyo waliba masuul ka mid ah Gudiga joogtada ah ee Golaha Deegaanka degmada ayaa waxay ugu bexeen Jowlo dacawi ah qa
Ugaas Cabdi Ugaas Axmed (C/Buurte) oo Tacsi ka diray Geeridii ku timid Ugaas Axmed Ugaas
(November 10, 2014)
Dubai:-Ugaas Cabdi Ugaas Axmed (C/Buurte) ayaa halkaan tacsi tiiranyo leh uga diraya qaraabadii, ehelkii iyo dhammaan Salaadiinta Soomaaliyeed, iyo umadda soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku t
Madaxweynah PL Dr C/weli Maxamed Cali Gaas oo gaaray degmada Galdogob
(November 10, 2014)
Galdogob:-Madaxweynaha dowladda Puntland  Dr C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi ka tirsan 2-diisa Gole ayaa saaka gaaray degmada Galdogob ee Gobolka Mudug si ay uga qayb galaan Aaska loo samaynayo ma