Wasiirka Caafimaadka Puntland Oo Kormeeray Isbitaalka Guud iyo MCH ka Qardho
(November 11, 2014)
Qardho:-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Dr. Sadiq Enow ayaa kormeer ku tagay isbitaalka Guud ee Magaalada Qardho iyo MCH asagoo u kuurgalaya Xaalada Caafimaad ee ka jirta Gobolka. Wasiirka
Madaxweynaha PL oo Madaxtooyada Puntland kula kulmay wafdi oo ka socday Dawladda Jarmalka .
(November 11, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee maanta Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay wafdi balaaran oo ka socday Dawladda Jarmalka
Taliye ku xigeenkii waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha DFS oo la dilay
(November 11, 2014)
Muqdisho:-Waxaa kooxo hubeeysan ay ku dileen Is-gooyska KM-4 ee Muqdisho Taliye ku xigeenkii waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Cabdi Cadoow Dhabareey. Koox dabla
Buuqii saaka ka dhacay xarunta Golaha Baarlamaanka DFS.[Video]
(November 11, 2014)
Muqdisho:-Waxaa maanta hareeyey Golaha baarlamaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Buuq iyo sawaxan ka dib markii qaar ka mid ah Xildhibaano ay mooshin lagu ridayo ay ka keeneen Ra'iisul wasaarah D
Ra’iisul Wasaaraha DFS “Waa inaan meel uga soo wada jeedsano ilaalinta Dastuurka KMG iyo Shuruucda dalka”
(November 11, 2014)
Muqdisho, 11, Nov, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Feederaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ku tilmaamay khilaafka siyaasadeed ee hadda dalka ka jira inuu u baahan ya
Culimo ka tacsiyeysay geeridii Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Cali
(November 11, 2014)
Galdogob:-Allaha unaxariistee waxaa halkaan tacsi uga diraynaa haddii aan nahay culimada Soomaali yeed guud ahaan ama gaar ahaan Sh Maxamed Idirs, Sh Dr. Bashiir Axmed Salaad Sh.Dr Cabdirizaaq Takar,
Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo joojiyey kulankii Baarlamaanka ka dib buuq ka dhashay
(November 11, 2014)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in kulan  ku lahaayeen Xildhibaanada Dowladda Federaaka Soomaaliya xarunta baarlamaanka ee Dowladda federaalka Soomaaliya
Baarlamaanka DFS oo maanta la hor geynayo Mooshinkii ka dhan ah R/Wasaare C/weli
(November 11, 2014)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta ay kulmayaan xildhibaanada baarlamaanka DFS waxaana horyaal Gudoonka Baarlamaanka  mooshin ka dhan ah Raisulwasare C/weli Sh A