Wafdi ka socda Ethiopia oo Booqday Somaliland [Dhagayso]
(November 12, 2014)
Muqdisho:-Wafdi ka socda dalka Ethiopia oo uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda ayaa maanta gaarey magaalada Hargeysa. Shir jaraa’iid oo garoonka diyaaradaha ay ku wada qabteen wafdigaasi iyo wasiiro
Hay,adda SAAD oo deeq raashin ah soo gaadhsiisay ilaa 200 oo qoys.[Masawiro]
(November 12, 2014)
Hay,adda SAAD oo deeq raashin ah soo gaadhsiisay 200 oo qoys oo danyar ah kuna sugan magaalada Jigjiga. Hay,ada gargaarka iyo horumarinta deegaanka Somaalida itoobiya (SAAD) ayaa maanta u qaybisay ila
Gudoomiye ku xigeenkii degmada Howl-wadaag oo la dilay
(November 12, 2014)
Muqdisho:-Waxaa saaka koox hubaysan ay ku dileen Muqdisho gudoomiye ku xigeenkii degmada Howl-wadaag ee dhinaca Arrimaha Bulshada Yuusuf Maxa’ed Hilaal. Dablaydaan hubeysan ayaa waxaa ay toogasho ku
Shir looga hadlaayo Qabyaaladda iyo Xadgudubka diineed oo ka socda Istanbul.[Masawiro]
(November 12, 2014)
Istanbul:-Shir looga hadlayay Qabyaaladda iyo Xadgudubka diineed dhibka ay ku hayaan Dunida Islaamka guud ahaan iyo gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ayaa ka socda magaalada Istanbul dalka Turkiga. Shirk
Madaxweynaha PL oo ka qeyb galay Daahfurka siyaasada ka-dhanka ah gudniinka Fircoonniga.[Masawiro]
(November 12, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Garoowe ee caasimada dawladda Puntland gaar ahaan hoolka jaamacada bariga afrika kaga qeyb galay xaflada Daahf