Sarkaal ka tirsan DFS oo lagu dilay agagaarka Ex-kantarool Afgooye ee magaalada Muqdisho
(November 13, 2014)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow lagu dilay agagaarka Ex-kantarool Afgooye ee magaalada Muqdisho sarkaal ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka iyo wiil uu dhalay
Xiriirka Djibouti iyo Puntland ee dhinaca Dekedaha.[Dhagayso]
(November 13, 2014)
Wafti ka kooban wasiirro iyo masuuliyiin Puntland ah ayaa maalmahan ku sugan magaalada Djibout, iyada oo waftiga Puntland iyo dawladda Djibouti ay ka wada hadleen xidhiidh cusub oo ganacsi oo dhex mar
Shirka Golaha wasiirada Puntland oo looga hadlay Arrimo dhowr ah
(November 13, 2014)
Garoowe:-Kulankii Golaha Wasiirada Dawladda Puntland ee maanta ayaa waxaa looga hadlay arimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin xaaladda nabad gelyada dalka, dhismaha garoonka diyaaradaha ee Bosaso, cudurka