Maamulka Halgan.net oo hawada soo galiyey (Radio Halgan.net)
(November 15, 2014)
Maamulka Shabakadda Wararka Halgan.net waxay ugu bishaareynaynaa dhamaan umada Soomaaliyeed in ay hawada soo galisay Mareeg cusub oo Islaami ah  oo la yiraahdo www.Radio Halgan.net  Eeg  Halkan wa
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee DFS C/llaahi Goodax oo ka warbixiyey socdaalkoodii Kismaayo.[Dhagayso]
(November 15, 2014)
Kismaayo:-Wasiirka Arimaha Gudaha ee Dowladda federaalka Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre oo ka mid ahaa wafdi wasiiro ah oo maanta safar aan horay loo shaacin ku yimid Ksimaayo ayaa waxaa uu ka war
Sh.Maxamed Cumar Dirir oo muxaadaro ka jeediyey Gabilay (Dhageyso)
(November 15, 2014)
Gabilay:-Sh Maxamed Cumar Dirir oo ka mid ah culumada Soomaaliya ayaa socdaal dacwo ku tagay magaalada Gabilay waxaana si weyn halkaas ugu soo dhaweeyey culumada iyo ducaada gobalka Gabilay.Sheekh Max
Ku simaha Safiirka Qadar ee Soomaaliya oo xalay casho-sharaf loo sameeyay.[Masawiro]
(November 15, 2014)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdi xakiim C/laahi Xaaji Cumar Camey ayaa xalay Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland kaga qeyb galay xaflad balaaran oo lagu soo dhaweynayey
Heshiis is afgarad ah oo dhexmaray DFS iyo Maamulka KMG ee Jubba
(November 15, 2014)
Kismaayo:-Waxaa booqasho qaadatay maalin ku yimid magaalada Kismaayo wafdi ka socday dowladda Federaalka ee Soomaliya kana koobnaa sidan:- • Mudane C/llahi Goodax Barre-wasiirka Arrimaha Gudaha i
Madaxweynaha PL oo Geedkii ugu horeeyey ee Cagaarinta magaalooyinka Puntland ku talalaalay Magaalada Garoowe
(November 15, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Geedkii ugu horeeyey ee Cagaarinta Magaalooyinka Puntland ku Talalaalay Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland,gaar aha
Xaflad lagu wareejinayey deeq lacageed oo loogu tala galay Abaaraha ka jira Gedo oo ka dhacay masjidka Al-huda ee Garoowe.[Masawiro]
(November 15, 2014)
Garoowe:-Xalay oo ahayd Habeen Sabti soo galayso, 14/11/2014. waxaa ka dhacday Masjidka weyn ee Al-hudaa ee Garoowe, Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey, laguna guddoonsiiyey Wafdi ballaaran oo m
Mu’ssadda Al-raxma oo raashin ka qeybisay deegaano ka tirsan gobalka Gedo (Masawiro)
(November 15, 2014)
Gedo:-Mu,asasada Alraxma ayaa raashin ka qaybisay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo xili ay gaajo badan ka jirto meelo badan oo gobolka ka tirsan, bilihii aanu soo dhaafnay sida aadla wada socotaanba Mu
Xildhibaanada baarlamaanka DFS oo ku kala dareeray Xarunta Golaha shacabka (Dhageyso+Video)
(November 15, 2014)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa kuxigeen ay hoolka shirarka xarunta Golaha shacabka isaga baxeen ka dib markii sawaxan iyo