Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Muxaadaro kaga hadli doona Buuga Xadka ridada maxaa ka run ah
(November 18, 2014)
Nairobi:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida dacaladeeda in habeenka khamiista  ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay  19-11-14 uu Sheekh Maxamed Umal ka jeedin doono
Weriye Cabdirisaaq Cali Cabdi Silver oo caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo
(November 18, 2014)
Gaalkacy:-Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in caawa lagu dilay magaalada Weriye Cabdirisaaq Cali Cabdi  Silver oo ka tirsanaa Radio Daljir  iyo Horn Cab
Waxa aniga ii daran ,Kursi lagu dakeeyo,Daa’in lagu Nagaado W/Q Dr. Abdulqani Hussein
(November 18, 2014)
Hargeysa:-Maansadani waxa ay si kooban u sawiraysaa xaaladaha siyaasadeed ee ka taagan Koonfurta Soomaaliya iyo S/land oo ay madaxa iskula jiraan labadii hay’adood ee dalka ugu sareeyey, xukuumaddii
Golaha Wasiirada DFS oo meelmariyey Miisaaniyadda dalka ee 2015 iyo Hindise-sharciyadeedyo.[Cod/Masawiro]
(November 18, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulan uu yeeshay Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey miisaaniyadda dalka
Maamulka KMG ee Jubba oo soo dhaweeyay doorashadii Shariif Xassan.[Dhagayso]
(November 18, 2014)
Kismaayo:-Afhayeenka maamulka KMG ee Jubba C/naasir Seeraar Maax oo saaka saxaafadda kula hadlay xarunta madax tooyada  ee magaalada Kismaany ayaa sheegay in maamulka KMG ee Jubba ay u soo dhaweynaya
Madaxweynaha PL oo Booqday Xerada Ciidamada Daraawiishta Puntland ee Maxamed Dirir[Masawiro]
(November 18, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka Booqasho ku tagay Xerada Ciidamada Maxamed Dirir Ex 54-aad ee ku taala duleedka Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland.
Qaar ka mid ah golaha wasiirada oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho
(November 18, 2014)
Muqdisho:-Kulan ay maanta isigu yimaadeen qaar ka mid ah Golaha Wasiirada ayaa waxaa uu ka dhacay maanta magaalada Muqdisho waxaana kulanka shir Gudoominayay Ra’iisul Wasaaraha DFS C/wali Sheikh Axm
Puntland oo soo dhaweysay doorashadii maamulka saddexda Gobol ee Koonfur galbeed
(November 18, 2014)
Garoowe:-Dawladda Puntland ee Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Doorashadii shalay ka dhacdey  Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka  Baay  oo lagu Doortey Madaxweynaha Maamulka Saddexda Gobol ee K
Wasiir Kuxigeeno iyo Wasiiro dowlayaal la sheegay in ay is casilaad ka codsadeen Raisuwasaaraha DFS.
(November 18, 2014)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in wasiir kuxigeeno iyo wasiir dowleyaal ka tirsan Xukumadda DFS ay codsi u qoreen Raisuwasaaraha DFS iyaga oo ka codsaday in uu xil
Mu’assadda Al-raxma oo raashin ka qaybisay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo.[Masawiro]
(November 18, 2014)
Gedo:-Mu,asasada Alraxma ayaa raashin ka qaybisay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo xili ay gaajo badan ka jirto meelo badan oo gobolka ka tirsan, bilihii aanu soo dhaafnay sida aadla wada socotaanba Mu