Muxaadaro ku saabsan Danbiyada waaweyn oo lagu qabtay Gaalkacyo
(November 20, 2014)
Gaalkacyo:-Masjidka Ramadaaan ee Xaafadda Garsoor  ee magaalaga Gaalkacyo ayaa waxaa lagu qabtay muxaadaro ay ka soo qayb galeen qaybaha kale duwan ee bulshada ku nool Gaalkacyo yadoo muxaadaradu bil
Taliye ku-xigeenka waaxda dambi-barista ee CID-da DFS oo lagu dilay Muqdisho
(November 20, 2014)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in galabta lagu dilay magaalada Muqdisho Taliye ku-xigeenka waaxda dambi-barista ee CID-da ee DFS G/ Sare Maxamed Cabdi . Taliye
Wasiirka Warfaafinta DFS oo kula kulmay Nairobi Tom Malinowski (Masawiro)
(November 20, 2014)
Nairobi:-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta Nairobi kulan la qaatay Tom Malinowski oo ah Ku xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Dowladda Mareykanka, ee u qaabi
Sh.Cabdibaasid Sh.Ibraahim oo Darajada PhD ka qaatay Jaamacadda Al-madiinah International ee Malaysia
(November 20, 2014)
Kuala lampur:-Waxaan halkaan hambalyo ugu direynaa haddaan nahay bahda Halgan.net Sh.Cabdibaasid Sheekh.Ibraahim Maylow oo Darajada PhD ka qaadatay Jaamacadda Al-madiinah International Kuala lampur Ma
Xildhibaano kulan ku yeeshay Muqdisho oo baaq u jeediyay Madaxweynaha.[Masawiro]
(November 20, 2014)
Muqdisho:-Kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho, xubnaha golaha shacabka ee ka soo horjeeda Mooshinkii dhawaan laga keenay Ra'iisul Wasaaraha iyo Xukuumaddiisa ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Do
Shirkii golaha wasiirada dowladda Puntland oo looga hadlay arrimo dhowr ah oo muhiim ah.
(November 20, 2014)
Garoowe:-Golaha Wasiirada Dawladda Puntland ayaa maanta kulankoodii waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xaaladda nabad-gelyada dalka, Khilaafka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Barna
Agaasimaha Sirdoonka Puntland (PIA) oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe
(November 20, 2014)
Garoowe:-Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka Puntland (PIA) Cabdi Xasan Xuseen (Cabdi Yare) ayaa maanta wuxuu shir-jaraa'id ku qabtay magaalada Garowe ee xarunta Puntland. Agaasimaha ciidanka Sirdoonka P
Sarkaal Ka tirsan Ciidanka DFS ee Gobolka Gedo Oo saaka Muqdisho Lagu Dhaawacay.
(November 20, 2014)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan DFS saaka lagu dhaawacay Isgoyska Tarabuunka ee degmada Hodon waxaana sarkaalkaas uu ka tirsanaa ciidanka Melatariga
Warmurtiyeed Madasha Iskaashiga Heerka Sare ee Copenhagen
(November 20, 2014)
Copenhagen, 19 November 2014 – Shir sannadeedkii ugu horeeeyay ee heer wasiir ee Madasha Iskaashiga ee Heerka Sare ayaa lagu qabtay magaalada Copenhagen inta u dhexeysay 19 iyo 20 November, waxaana
Sheekh Umal oo xalay muxaadaraad taxane ah ka bilaabay Masjidka Abu Bakar uu kaga hadlayo buuga xadka ridada(Daawo)
(November 20, 2014)
Nairobi :-Sheekh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah ayaa waxaa xalay waxaa uu muxaadarooyin taxane ah oo uu kaga hadlayo buuga Xadka Riddada Maxaa ka run ah oo uu qoray Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil uu ka

Next Page »